Laxaad la'aan

Laxaad la'aan jidhka ama maskaxda ah. Laxaad la'aanta jidhku waa xalaad saamaysa jidhka, tusaale ahaan qofka oo aan waxba arag ama maqal, mushkilad dhaqdhaqaaqa ama mushkilado kale oo caafimaad ah. Laxaad la'aanta maskaxdu waa xaalad saamaysa maskaxda, tusaale ahaan laxaad la'aan waxbarasho ama xanuun maskaxda ah sida isku buuqa ama warwarka.

Disability

A physical or mental impairment. A physical impairment is a condition affecting the body, for example through sight or hearing loss, a mobility difficulty or another health problem. A mental impairment is a condition affecting the mind, for example a learning disability or a mental illness such as depression or anxiety.