Murqada misgaha ee hoose

Waa murqo ku yaal hoosta caloosha. Murqada misgaha ee hoose waxay ku hayaan meeshooda kaadi haysta iyo caloosha, iyo makaanka haweenka. Waxay ka ilaaliyaan in saxarada iyo kaadidu ayna jidhka soo dhaafin iyada oo aan loo qastiyin. Murqada misgaha ee hoose sidoo kale waxay muhiim u yihiin raaxada galmada.

Pelvic floor muscles

Muscles in the bottom of the belly. The pelvic floor muscles keep the bladder and bowel in the right place, and the uterus in women. They prevent urine and faeces from leaving the body unintentionally. The pelvic floor muscles are also important for sexual pleasure.