PEP

PEP (daawaynta qaadida kadib) waa daawayn HIV ah oo la isticmaalo kadib marka aan la samaynin galmo badbaado leh oo si macquul ah looga shakiyo in jidhka caabuq soo gaadhay. Daawayntani waxay hoos u dhigtaa khatarta ah in la qaado HIV. Daawayntani waa inay bilaabantaa 3 maalmood gudaheed marka ay timaado khatarta qaadida.

PEP

PEP (post-exposure prophylaxis) is a treatment with HIV medicines after unprotected sexual contact and the justified suspicion of possibly being infected. The treatment reduces the risk of an HIV infection. The treatment has to start within 3 days of the risky contact.