Qaan gaadhka

Mudada uu ilmaha jidhkiisu is badalo. Caruurtu caruur ayay dhali karaan marka ay qaan gaadhaan. Qaan gaadhku waxa ay caruurta ku bilaabantaa marka ay yihiin 10 ilaa 14 jir.

Puberty

Period during which a child's body changes. Children become fertile during puberty. Puberty usually starts when children are between 10 and 14 years old.