Qaliinka umusha

Waa qaliin lagu sameeyo haweeneyda uurka leh marka ayna ilmaha sida caadiga ah u dhali karin. Dhakhtaka ayaa dilaaciya xaluska hooyada si uu ilmaha halkaas uga soo saaro.

Caesarean section

A surgical operation performed when a pregnant woman cannot have a natural delivery. The doctor makes an incision in the mother's belly to deliver the baby.