Qorshanta qoyska

Marka adiga qorshaynayso qoyskaaga, waxaad go'aansan kartaa in aad, goorma iyo in ta caruur ee rabto. Go'aansigaasi waa shay uu xor ka dhigay xuquuqda bilaa aadanku. Waxaad go'aansanaysaa qaabka aad isticmaalayso ee uur baajiya marka aad qorshaynayso qoyskaaga.

Family planning

When you plan your family, you decide whether, when and how many children you want to have. Deciding these things freely is a human right. You may decide to use a method of contraception when you plan your family.