Rabitaanka galmada

Dareen ah inaad doonto inaad galmo samayso. Qofku waxa uu rabi karaa galmo isaga oo ayna ka muuqan wax raad ah oo hamigiisa kacay ah.

Sexual desire

The feeling that you would like to have sex. Someone can feel sexual desire without visibly being sexually aroused.