Rimida

Haddii aad rimi karto, markaa waxaad qaadi kartaa uur (haddii aad haweeney tahay) ama waxaad dhali kartaa ilmo (haddii aad nin tahay). Haweenku waxay leeyihiin ilaa 6 maalmood oo ay uur qaadi karaan inta ay ku jiraan wareega caadada, wakhtiga ay ugxaantu soo baxaan. Haddii ay samayso galmo inta lagu jiro wakhtigan, waxay sidoo kale qaadi kartaa uur.

Fertile

If you are fertile, you are able to have a baby (if you are a woman) or make a baby (if you are a man). A woman has about 6 fertile days during her menstrual cycle, around the time of ovulation. If she has sexual intercourse during this time, she may become pregnant.