Samayn la'aan galmo

Inaan la samaynin wax galmo ah. Mararka qaar lamaanuhu wax galmo ah ma sameeyaan mudada ay haweeneydu uurka qaadi karto taas oo ah qaab uur baajin ah. Celcelis ahaan haweeneydu waxay uur qaadi kartaa 9 maalmood wareegii. Inaan galmada la samaynini waa qaab dabiici ah oo uurka loo baajiyo, laakiin way adag tahay in la saxaayi.

Abstinence

Not having sexual intercourse. Sometimes partners practise abstinence around the time of ovulation as a method of contraception. A woman is fertile during approximately 9 days per cycle. Abstinence is a natural method of contraception, but is hard to apply correctly.