Sawirka altarasowndhi

Shaybadh ka soo saara ilmaha caloosha ku jira shaashada. Xirfadlaha caafimaadka waxa uu mariyaa jeel sibibixa xaluska oo kadibna waxa uu dul mariyaa aalada altarasownka xaluskeeda si uu muuqaalka uga soo saaro ilmaha. Xirfadle caafimaad ayaa qabta shaqada altarasownka taas oo uu sameeyo dhawr jeer inta ay haweeneydu uurka leedahay si loo xaqiijiyo in ilmaha uurka ku jiraa uu caafimaad qabo iyo in mararka qaar la ogaado taariikhda la filanayo inuu ilmuhu dhasho.

Ultrasound scan

Examination which shows the foetus on a screen. A health professional puts a slippery gel on your belly and moves the ultrasound device over your belly to produce an image of the foetus. A health professional might carry out an ultrasound scan several times during pregnancy to make sure your foetus is healthy and sometimes to determine the expected date of birth.