Sharaf

Bulsho kastaa waxay leeyihiin aragtiyo kala duwan oo sharafta ah. Sharaftu waxay badanaa la xidhiidhaa saamaynta aqoonsiga shakhsiga iyo mabaadii'da bulshada. Aqoonsiga iyo mabaadii'da qofka badanaa waxa uu la xidhiidhaa filashooyin in habdhaqanada qaar uu yeesho.

Honour

Every society has a different opinion about what honour is. Honour is often closely linked to the fact that a person is recognized and valued in society. The recognition and value of a person is often associated with the expectation of certain behaviours.