Sharcigu wuu mamnuucay

Haddii talaabo uu sharcigu mamnuucay, sharcigu waxa uu dhigayaa markaa inaad la samaynin. Waa danbi. Haddii aad samayso ficil uu mamnuucayo sharcigu, waxaa dhici karta in la ciqaabo.

Forbidden by law

If an action is forbidden by law, the law says that you must not do it. It is a criminal offence. If you commit an act that is forbidden by law, you may be punished.