Shaybaadhka HIV

Si aad u ogaato in aad leedahy HIV. Haddii aan la shaybaadhin, lama xaqiiqsan karo inaad qabto HIV iyo in kale. Waxaa jira shaybaadho kala duwa. Shaybaadhka qiyaasta inay jiraan antiboodh iyo/ama fayruska. Shaybaadhku waa lagu kalsoonaan karaa wixii ka danbeeya ilaa 6 todobaad marka aad gashay khatarta aad ku qaadi karto caabuqa.

HIV test

Test to check whether you have HIV. Without the test, you cannot be sure whether or not you have HIV. There are different tests. The tests measure the presence of antibodies and/or virus particles. The test gives a reliable result about 6 weeks after you run a risk of infection.