Siigaysiga

In uu qofka hamadiisu kaxdo isaga oo jidhsiisa kicinaya (caadiyan xubnaha taranka). Siigaysigu waxa uu horseedi karaa in qofku uu biyo dhaco.

Masturbation

Getting aroused by stimulating your own body (usually the sexual organs). Masturbation can lead to an orgasm.