Siinta masaasada

In ilmaha lasiiyo caana boodhe (caanaha caruurta) oo lagu qasay biyo. Ilmuhu waxa uu jaqaa caanaha ku jira masaasada iyaga oo caag ama mujuruc u maraya (ib oo kale). Haddii ayna hooyadu naas nuujin karin ama ayna doonaynin inay naas nuujiso, waxay siin kartaa ilmaha masaasad.

Bottle-feeding

Feeding a baby with powdered baby milk (formula) dissolved in water. The baby sucks the milk from a bottle through a latex or silicone teat (nipple). If a mother cannot breast-feed or does not want to, she can feed her child with a bottle.