Sinaanta

Fikirka ah in dhamaan dadku ay siman yihiin oo ay tahay in loola dhaqmo si isku mid ah. Tusaale ahaan, dadka xanuunsanaya, khaniisiinta, ama dadka midabkoodu ka gedisan yahay dhamaan waa la siman yahay. Sinaanta waxaa suga oo ilaaliya sharciga.

Equality

The idea that all people are equal and have to be treated as such. For example, people who are sick, homosexual or who have another skin colour are all equal. Equality is protected by the law.