Sirta

Xuquuqda u sheegida macluumaadka ku saabsan cid iyada oo aanu qofkan aanu macluumaadka gaadhsiinaynin cid kale. Xirfadlaha caafimaadka waxaa saaran masuuliyada ah inuu ilaaliyo sirta qofka.

Confidentiality

Right to give information to someone without this person passing on this information to someone else. A health professional has the duty of keeping confidentiality.