Suuxdintu waxay ka hor tagtaa in uu qofku damqado inta qaliinka lagu samaynayo. Dhakhtarka suuxiyaha ah ayaa isticmaala dawooyin kala duwan oo suuxiyayaal ah. Qofka lagu muday (suuxdinta deegaanka) ama aaga (suuxdinta aaga) ee jidhka ama jidhka oo dhab suuxdinta ah (suuxdinta guud). Marka ay tahay suuxdin guud bukaanka waxaa ka taga kala garashada.
Cookie Settings
Waxaanu isticmaalnaa kuukiyo websaydkan si aanu bixino shaqooyinka aasaasiga ah ee shabakadayada (kuukiyada farsamo ahaan lama huraanka ah). Markaad oggolaato, kuukiyada dheeraadka ah in la habeeyo taas oo noo oggolaanaysa inaanu si magacu qarsoon yahay u diiwaanino oo u qiimayno booqashadaada (raad raaca shabakada). Ujeedada raad raaca shabakada waa in la qiimeeyo haddii goobtu ay gaadho hadafyadeeda loogu talo galay, iyo in la horumariyo waxay ka kooban tahay iyo isticmaalida websaydka. Addoo riixaya "Oggolow Dhammaan” waxaad aqbalaysaa duubitaanka booqashadaada. Macluumaadka dheeraadka ah ee kuukiyada iyo raad raacida shabakada, fadlan tixraac xeerkayaga gaar ahaanshaha.