Tacadi aan wanaagsanayn

Isutag jinsiyeed oo qofka lagu khasbay iyada oo aan gusku aanu samayn galmo. Tusaale ahaan, taabashada aan la doonaynin, xashida ama dhunkashada.

Indecent assault

Forced sexual contact without penetration of the penis. For example, unwanted touching, caressing or kissing.