Tacadiga galmada

Tacadiga galmadu waa marka uu qof kuu isticmaalo kalmado galmo ama ficil kaas oo ah qaab adiga uu kugu bahlidayo. Qofkaasi waxa uu ku xad gudbay xuduudaada si uu u dareemo awood. Norway, tacadiga galmadu waxa lagu mutaystaa ciqaab sharci.

Sexualized violence

Sexualized violence is when someone uses sexualized words and actions as a way to humiliate you. This person disrespects your boundaries in order to feel more powerful. In Norway, sexualized violence is punishable by law.