Tacadiga galmada
Tacadiga galmada waxaa kamid ah ficilada galmada ee caruurta iyo ilaalada qofka wayn iyada oo la taabto ama aan la taaban. Taabashada jidhka, tusaale ahaan, taabashada ama dhunkashada ilmaha. Taabasho la'aanta, tusaale ahaan, qofka danbiilaha ahi waxa uu taabanayaa ama salaaxa guskiisa isaga oo ilmo hor fadhiya. Dhib gaystuhu waxa uu isticmaalayaa awoodiisa ama meeqaankiisa si uu baahidiisa u guto isaga oo dadka kale ka faa'idaysanaya. Tacadiga galmadu waa nooc tacadi ah waxaana loo arkaa inay tahay fal danbi ah Norway.