Tuunbada afka ilmo galeenka

Tuunbada afka ilmo galeenku waa afka makaanka ee bilawga ilmo galeenka. Tuunbada afka ilmo galeenku aad ayay u jilicsan tahay waxayna leedahay af yar oo furan. Naburka wakhtiga foosha ayaa fura tuunbada afka ilmo galeenka, si uu ilmuhu uga dhalan karo gudaha ferjiga.

Cervical canal

The cervical canal is the entrance to the uterus at the beginning of the cervix. The cervical canal is quite soft and has a small opening. The contractions during birth open the cervical canal, so that the baby can be born through the vagina.