Tuunbo ugxaan-side ah

Waa unug ku xidhan makaanka. Haweeneydu waxay leedahay 2 tuunbooyin oo ugxaan-side ah, 1 dhinac ee makaanka ahba mid. Kadib ugxaantu marka ay soo baxaan, 1 ka mid ah 2 tuunbooyin oo ugxaan-side ah ayaa qaada unuga beedka soo baxay oo gaysa ilaa makaanka.

Fallopian tube

Organ connected to the uterus. A woman has 2 fallopian tubes, 1 on each side of the uterus. After ovulation, 1 of the 2 fallopian tubes carries the ripe egg cell to the uterus.