Umuliso

Qof tabobaran oo haweenka uurka leh ka caawiya kahor, inta ay umulayaan iyo umusha kadib. Umulisadu waxay noqon kartaa nin ama naag.

Midwife

A trained person who helps a pregnant woman before, during and after delivery. A midwife can be a woman or a man.