Unuga beedka

Unuga jinsiga dhejiga. Haweeneydu waxay ku dhalataa iyada oo beed badani ugu jiraan uxgaanta. Wixii ka bilaabma qaan gaadhka, xabad beedka ah ayaa soo baxda bil kasta. Marka unuga beedka ay rimiyaan biyaha taranka ninku, haweeneydu waxay qaadaa uur. Haddii aanu beedku rimin, wuu dhintaa oo haweeneyduna waxay yeelataa caadada.

Egg cell

Female sex cell. A woman is born with many egg cells in her ovaries. From puberty onwards, one egg cell is released every month. When an egg cell is fertilized by a sperm cell, a woman becomes pregnant. If the egg is not fertilized, it dies and the woman gets her menstrual period.