Uurka

Wakhtiga ka bilaaba markii ugu danbaysay ee caadada haweeneydu yeelatay ilaa inta ay dhalayso ilmaha. Uurku waxa uu qaataa celcelis ahaan 40 todobaad ama 288 maalmood.

Pregnancy

The time from the first day of the most recent menstrual period until the birth of the child. A pregnancy lasts approximately 40 weeks or 288 days.