Wareeg

Tirada maalmaha ee u dhaxaysa maalinta kowaad ee haweeneydu yeelatay caadada iyo kaalinta kowaad ee caadada xigta. Wareegu waa celcelis ahaan 28 maalmood, laakiin wuu ka gaaban karaa ama ka dheeraan karaa. Ugxaan soo baxu waxa uu dhacaa ilaa 14 maalmood kahor wareega xiga.

Cycle

Number of days between the first day of a woman's menstrual period and the first day of the next period. A cycle is about 28 days, but can be a few days longer or shorter. Ovulation takes place about 14 days before the start of the next cycle.