Waroobay

Waroobay waa xanuunada galmada ku faafa (STI). Calaamada ugu horeysa ee caamka ahi waa nabur xubinta taranka ah, afka, dabada ama badhyaha dhaxdooda. Naburku xanuun malaha. Calaamadaha danbe waxaa kamid ah finan maqaarka ah baabacooyinka, lugaha ama dhabarka, gunudyo limfe oo bararsan iyo xumad. Isticmaalka koondhomka marka galmada la samaynayo waxay hoos u dhigtaa khatarkta in caabuqan la qaado. Waroobay waxaa keena baakteeriya waxaana lagu dawayn karaa antibayootik.

Syphilis

Syphilis is a sexually transmitted infection (STI). The first symptom is a wound on the genitals, in the mouth, anus or between the buttocks. The wound is painless. Later symptoms include skin rash in your palms, on your feet or on your back, swollen lymph nodes and fever. Using a condom when having sex reduces the risk of infection. Syphilis is caused by bacteria and can be cured with antibiotics.