Wax jeclaan

Waa dareen qof kasta u gaar ah. In uu qofku jacayl qaadaa waxay ka dhigan tahay inuu qof aad uga fikiro, uu mar kasta doono inuu la joogo qofkaas oo uu doono inuu u galmoodo qofku.

In love

A feeling that is different for everyone. Being in love can mean that you think of someone a lot, always want to be with this person and want to have sex with this person.