Xabagta ka hortaga uurka

Qaababka looga hor tago uurka (qaababka uur baajiyayaasha ah). Xabag yar oo wadata hormoono oo ay haweeneydu iskaga dhajin karto caloosha, dabada ama gacana.

Contraceptive patch

A way of preventing pregnancy (a method of contraception). Thin adhesive patch containing hormones which a woman can stick on her abdomen, buttocks or arm.