Xadiga fayruska

Xadiga HIV ee ku jira dhiiga. Haddii xadiga fayraska ku jira dhiigu uu aad u badan yahay, waxaa si yar oo fudud loogu gudbin karaa qof kale. Dawooyinku waxay hoos u dhigaan xadiga fayraska, laakiin fayraska gebi ahaanba jidhka qofka kama wada baxo.

Viral load

Amount of HIV in the blood. If the viral load is high, HIV can more easily be passed on to others. Medicines lowers the viral load, but the virus never disappears completely.