Xanuunka xubnaha taranka

Xanuunka xubnaha taranku waa xanuun ku faafa galmada (STI) oo caam ah. Calaamadaha lagu garto waxaa kamid noqon kara cuncun iyo naburo muuqa oo xubinta taranka ama dabada ah. Isticmaalka koondhomka marka galmada la samaynayo waxay hoos u dhigtaa khatarkta in caabuqan la qaado. Xanuunka xubnaha taranka waxaa keena fayrus loo yaqaan HPV. In la iska talaalo ayaa la iskaga ilaalin karaa qaar kamid ah xanuunka xubnaha taranka. Wixii xanuunka xubnaha taranka ee muuqada waxaa jari kara dhakhtarka.

Genital warts

Genital warts is a common sexually transmitted infection (STI). Symptoms include itching and visible warts on genitals or the anus. Using a condom when having sex reduces the risk of infection. Genital warts are caused by a virus called HPV. A vaccine against protects against some forms of genital warts. Visible genital warts can be removed by a doctor.