Xididada biyaha taranka ninka

Waa laba unug oo yaryar oo jidhka ninka ku yaala. Waa xidido biyaha taranka ninka ah oo ku garab yaala prostate. Xididada biyaha taranka ninku iyo dheecaanka prostate marka la isku daro waxay noqdaan biyaha taranka ninka.

Seminal vesicle

Two small organs in a man's body. The seminal vesicles are next to the prostate. The seminal vesicles and the prostate produce the fluid in a man's semen.