Xiniinyo

Ninku waxa uu leeyahay 2 xiniinyood. Xiniinyuhu waxay soo saaraan unugyada biyaha taranku. Waxay ku jiraan kiisha, kaas oo kasoo laalaada hoosta guska.

Testicle

A man has 2 testicles. Testicles produce new sperm cells. They are located in the scrotum, which hangs under the penis.