Xishood

Xishoodku waa dareen aan wanaagsanayn oo inaad aragti buuxin waydo ama aad dhax geli kari waydo dadka ah. Xishoodku waxa uu keenaa warwar in lagu ogaado ah, inaad waydo qarintii dadka kale kuu hayeen waxaanu keeni karaa inuu qofku naftiisa ku ilaaliyo inuu is qariyo.

Shame

Shame is an unpleasant feeling of being inadequate or not fitting in. Shame can cause anxiety of being exposed, losing respect from others and cause a need to protect oneself by hiding away.