Xubin taran

Waa xubinta kowaad ee loo adeegsado in ilmo lagu abuuro. Xubnaha taranku waxay sidoo kale muhiim u tahay in la dareemo raaxada galamda. Raga iyo haweenku waxay leeyihiin xubnaha taranka oo aan muuqan (gudaha) iyo kuwa muuqda. Xubnaha taranka muuqata (banaanka) tusaale ahaan waa guska iyo dabnaha xubinta taranka haweeneyda, iyo qaybta aan muuqan (gudaha) ee xubinta taranka tusaale ahaan xiniinyaha ninka iyo makaanka haweeneyda.

Sexual organ

Organs that are primarily used for making babies. Sexual organs are also important in experiencing sexual pleasure. Men and women have visible and invisible (internal) sexual organs. Visible (external) sexual organs are for example a man's penis and a woman's labia, and invisible (internal) sexual organs are for example a man's prostate and a woman's uterus.