Xudunta

Waa xuunbada xidhiidhisa ilmaha iyo madheerta. Xuduntu waxa ay qaadaa nafaqada iyo waxa ilmaha ka yimaadaa oo ay gaadhsiisaa madheerta. Dhalmada kadib xudunta waa la jaraa.

Umbilical cord

A sort of tube connecting the foetus to the placenta. The umbilical cord transports nutrients and waste products to and from the placenta. After birth, the umbilical cord is cut.