Xuubka maskaxda

Waa maqaar yar oo aad u jilicsan (xuub) oo ay ku jirto dareere aad u yar (xab). Waxa uu dahaadh u yahay, iyo waxyaabo kale, gudaha afka, dheecaanka, gudaha ferjiga, dabada iyo makaanka. Fayrasyada qaar iyo baakteeriyada si yar oo fudud ayay u geli karaan jidhka iyada oo maraya xuubka axalka waxayna keeni karaan xanuunada galmada ku faafa.

Mucous membrane

A very thin layer of skin (membrane) on which there is a thick fluid (mucus). It covers, among others, the inside of the mouth, glans, vagina, anus and uterus. Some viruses and bacteria can easily enter the body through the mucous membrane and can cause an STI.