Koondhom haweenku waa qaab uurka loo baajiyo. Koondhom ka haweenka maaha mid si caadi ah looga isticmaalo Norway, waxaadse ka iibsan kartaa online.  

Kondhoomka haweenku waa cinjir xidhan. Xidhmadu waxa ay labada dhinac ku leedahay fargalo jilicsan: fargal jilicsan oo banaanka ah iyo fargal adag oo gudahah ah. Waxa uu qabtaa biyahay taran ninkaa marka ay ka yimaadaan. 

Sida loo gashado kondhoomka haweenka

Gasho koondhom haweenka intaanad guda galin. Usamee sida soo socota:

  • Eeg in aanu dhicin uur baajiyuhu. Isticmaal oo kaliya koondhom ay ku taalo tayada CE duubka dushiisa. 
  • Mari biya saliid dhicana iyo banaanka kondhoomka. 
  • Tuuji fargalka gudaha. 
  • Gali koondhomka xaga sare ee gudaha ferjiga haweenka. 
  • Geli 1 far koondhomka guduhiisa kadib na uriix fargalka kor intaad awoodo. Waxaad xaqiijisaa in koondhom aanu maroojisnayn iyo in gusku uu markasta ku jiro koondhom intaanad bilaabin. 
  • Bargalka baniinkiisu waxaa uu ku qabtaa koondhomka meeshisa marka galmada. Waxaa uu yalaa jidhka banaankisaa waxaa uuna daboolaa meelaha gudaha ferjiga haweenka. 
  • galmada ka dib, waxaad saartaa fargalka intiisaa banaanka kadib marooji in yar adoo koondhomka soo saaraya. Iska ilaali in aanay wax dhecaan ah gaadhin gudaha ferjiga haweenka.
  • Ku tuur koondhomka qaashinka markaa isticmaasho. 

Koondhomka isticmaal oo kali hal mar. 

Eeg in aanu dhicin uur baajiyuhu. Isticmaal oo kaliya koondhom ka ay kutaalo tayada CE du dushiisa.
Mari biya saliid dhicana iyo banaanka kondhoomka.
Tuuji fargalka gudaha.
Geli koondhomka xaga sare ee gudaha ferjiga haweenka.
Geli koondhomka xaga sare ee gudaha ferjiga haweenka.
Geli 1 far koondhomka guduhiisa kadib na uriix fargalka kor intaad awoodo.
Fargalka intiisaa banaanku waxay joogaysaa jidha banaankiisa waxayna qarinaysaa agagaarka gudaha ferjiga haweenka.
Fargalka intisaa banaanku waxay ku haynaysaa koondhomka meeshiisa marka galmo la samaynayo.
Galmada ka dib, waxaad saartaa fargalka intiisaa banaanka kadib marooji in yar adoo koondhomka soo saaraya.
Ku tuur koondhomka qaashinka markaa isticmaasho.

Iska ilaalinta xanuunada galmada ku faafa iyo HIV

Kondhoomka haweenku waxa kalee oo ay ka hortagana HIV yareeyaana khataro badan oo xanuunada galmada ku faafa ah.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo