Qorshanta qoyska

Uurka baajiyaha ka hor istaagida in haweenku uur yeeshaan. 

Adiga iyo lamaahanaaga ayaa go'aansan kare in aad, goorta iyo in ta caruur ah ee aad dhalaysaan. Tani waxaa loo yaqaanaa qorshaynta qoyska. Markaa aad rabto in aad samayso galmo, laakiin anaad rabin in aad caruur yeelato (wali) , waad ka hortagi kartaa uurka adiga oo isticmaalaya uurka baajiyaha. 

Ka hortaga uurku kama dhimo haweenka bacrinimadooda inay yaraanayso marka ay joojiyaan isticmaalka ka uurka baajiyaha. Haday joojiso isticmaalka uurka hortaga, way dhali kartaa caruur. 

Iska ilaalinta xanuunada galmada ku faafa iyo HIV

Koondhom waa alaad loo is isticmaalo uurka baajiyahinta sidoo kale ka hortaga iyo dhimista khatarta in aad qaado  HIV iyo kuwo kale ee galmada ku faafa.

Noocyo kale duwan oo uurka loo baajiyo

Waxaa jiraa hab badan oo kala duwan oo uurka loo baajiyo. Adigu waxaad dooran kartaa habka ka kuugu fiican adiga iyo lamaahaga.
Hababku way kala duwan yihiin, tusaale ahaan:

  • qiimahoodu;
  • helitaankooda;
  • sida loo isticmaalo.

Badanaa, uur baajiyuhu uma xuma caafimaadka. Hababka qaar ee uurka lagu baajiyo way ku haboon yihiin dadka qaar hab unoolaanshahooda, da'doo iyo qaabka jidkoodu yahay halka dadka kale aanay ku haboonayn . 

Uurka baajiyuhu waxaa u si fiican u shaqeeya hadaad si fiican u isticmaasho. Sidaa darteed, waxaa muhiim ah in aad doorato ka adiga ku haboon. Haddii habka qaar kuu shaqayn wayoo waxaad dooran kartaa mid kale. 

Way dii khubarada caafiimaadka talo. Khubarada caafimaadku maclumaadkaaga uma gudbin karaan cid kale. Isaga/iyada waxay sharci ahaan ku khasban yihiin in ay ixtiraamaan sirtaada. Waxaad sidoo kale kala hadli kartaa lamaanahaga Uurka baajinta.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo