Qadarinta lamaanahaagu waxay ka dhigan tahay inaad ku xisaabtamayso dareenka lamaanahaaga, waxa uu doonayo iyo xuquuqdiisa.
Haddii aad qadariso lamaanahaaga, waxaad u muujinaysaa inaad aragti wanaagsan u hayso. Waxay ka dhigan tahay sidoo kale xuduuda lamaanahaaga. 

Haddii lamaanahaagu aanu isku dayin inuu ku qadariyo, waxaad go'aansan kartaa waxa aad doonayso inaad ka samayso arrinkaas. Waxaad go'aansanaysaa meesha ay xuduudu tahay. Waxaad sidoo kale ka dalban kartaa xirfadle kaalmo.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo