Lamaaneyaal, leh caruur ama aan lahayn, waxay go'aansan karaan inay wada noolaadaan. Waxay leeyihiin ikhtiyaaro kala duwan:

  • Isku guursiga ama saxeexa heshiiska wada noolaansha (heshiis sharci ah);
  • Wada noolaanshaha iyada oo aanu guur jirin ama heshiiska sharciga ah. 

Heshiiska wada noolaanshuhu waa heshiis sharci ah, laakiin xuquuqda iyo masuuliyada ku jirtaa way ka duwan tahay guurka. 

Lamaanaha qaar ayaa leh xidhiidh, laakiin ma wada noola. xidhiidhka noocan ah waxaa loo yaqaan "kala noolaanshaha".

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo