Waxaa jira shax guud oo xidhiidh wanaagsan ah. Adiga iyo lamaanahaaga ayaa go'aamiya waxa xidhiidhka wanaagsan yahay.

Dhinacyo muhiim ah oo xidhiidhka wanaagsan ahi waxa uu noqon karaa:

  • Sinaan: labada lamaane oo siman. Lamaanaha mid kamid ah ka kale ma maamulo;
  • Qadarin iyo aqbalaad: adiga iyo lamaanahaagu waxaad tihiin 2 ruux oo kala duwan. Mar kasta waad kala duwananaanaysaan waana inaad aqbashaan;
  • Kalsooni: waxaad ku kalsoonaan kartaan midba mida kale waana inaad kalsooni isku qabtaan;
  • Xidhiidhka: waxaad isku sheegeysaan dareenka midba midka kale iyo rabitaankiisa;
  • Wakhtiga: waxaad wada qaadanaysaan wakhti;
  • Rabitaanka: waxaad wadaagtaan waxa aad rabtaan...

Dadka qaar, waxaa muhiim ah in midba midka kale jecel yahay inta xidhiidhka la leeyahay. Dadka kale, xidhiidh wanaagsan oo ku salaysan asxaabtinimo.

xidhiidhka wanaagsan ee ku salaysan dareenka labadaba. Adiga iyo lamaanahagaa ayaa isla go'aamiyaha haddii xidhiidhku uu ku salaysan yahay dareen wanaagsan.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo