Biyaha taranka ninka

Dareeraha cad ee adag ee ka yimaada guska marka uu biyo baxayo. Dareeraha waxaa la socda unuga biyaha taranka ninka.

Semen

Thick white fluid that comes out of a man's penis when he ejaculates. The fluid contains sperm cells.