Hoos waxaa ku qoran guudmarka hay'ada kala duwan iyo adeegyada bixiya caawimaada iyo latalinta. Waxaad sidoo kale heli kartaa linkiga websaytyada aad ka heleyso macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan mawduuca.  

Lambarada gurmadka degdeg ah

  • Bilayska: 112
  • Ambalaaska: 113
  • Adeega caafimaadka saacadaha fasaxa: 116 117

Ma garanaysaa cid aad kala hadli karto?

Yaad la xidhiidhaysaa?

Halkee ayaa laga heleyaa macluumaad dheeraad ah?

Macluumaadka guur iyo jawaabaya su'aalaha caamka ah

  • Helsenorge.no – macluumaadka caafimaadka iyo helitaanka nidaamka caafimaadka
  • Ung.no - bartilmaameedka macluumadka dhalinyarta, kuwaas oo ay la socdaan jawaabaha su'aalaha caamka ah

Macluumaad ku saabsan mawduucyo kala duwan

Qaamuuska iyo turjumaada