Biyo dhac

Hamada aadka u sareysa ee galmada. Waa dareen aad u xoogan. Dhamaan murqaha jidhkaaga ayaa wada uruura. Raga, biyaha taranka ee ka yimaadaa waxaa daba socda biyaha dhaca. Marka uu biyuhu ka yimaado, jidhka uu furfurmaa.

Orgasm

The height of sexual arousal. It is an intensely pleasant feeling. All your muscles contract. For a man, the orgasm is usually followed by ejaculation. After the orgasm, the body relaxes.