Borostaatada

Waa unugyo ku xeeran xiniinyaha ninka. Marka ninka ay biyuhu ka imanayaan, prostateku inta ay isku soo uruuraan ayay soo riixaan biyaha taranka. Waxaa loo yaqaan biyo ka imaansho.

Prostate

Organ that surrounds a man's urethra. When a man has an orgasm, the prostate contracts and pushes the semen out. This process is called ejaculation.