Kaadi

Qashinka dareeraha ah ee jidhku iska soo saaro kaas oo inta ay kaadi haysta kasoo baxso kasoo baxa tuunbada kaadida marka ay dadku suuliga galaan. Kaadidu waa dareere huruud ah

Urine

The liquid waste material which people expel from their bodies through the bladder and urethra when they go to the toilet. Urine is a yellow fluid