Naasaha

Naasuhu waa laba shay ee qaybta hore jidhka haweeneyda kaga yaala. Waa xasaasi waxayna haweeneyda u horseedaan raaxada galmada. Marka haweeneydu dhasho, naasuhu waxay soo saaraan caano kuwaas oo ilmaha lasiiyo.

Breasts

The breasts are two prominences on the front of the female body. They are sensitive and can give the woman sexual pleasure. When a woman has given birth, the breasts produce milk which is used to feed the baby.