Kicida hamada galmada

Dareen wanaagsan oo abuuraya rabitaanka galmada. Kicida hamadu way korodhaa inta galmada la samaynayo. Marka uu ninka ama haweeneyda hamigoodu kaco, waxay isaga ama iyada macquul ah inay biyuhu ka yimaadaan.

Sexual arousal

A pleasant feeling that creates the desire for sex. The arousal increases during sex. When a man or a woman gets very aroused, he or she can have an orgasm.